Somaliland oo dhibsatay si kululna u cambaareesay Hadal kasoo yeeray James Swan

Maamulka Somaliland ayaa ka carooday qoraal dhawaan uu soo saaray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan, qoraalka ayuu ku sheegay inuu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland. Wasiirka Warfaafinta, maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore)  ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyay hadalkan kasoo yeeray Amb James Swam, waxa … Continue reading Somaliland oo dhibsatay si kululna u cambaareesay Hadal kasoo yeeray James Swan